Wararkii ugu dambeeyey shacab ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay, ku dhowaad 20 kalena wey ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay magaalada Baydhabo. Qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhow xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo ku taalla duleedka Woqooyi ee magaalada. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxu qabsaday goob ay ka socotay damaashaad la … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey shacab ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo